Sagal inta hees ay qaday oo dhaan hees ey midhaheda khaladay qaaci shoow, ma jirto sidaas baa loo mujiya waxaad qadeyso Sagal oo kale ama waa leyska dhuunta ❤ Well done 👏 ✔ I allready tick you 👏
adeer ma meeshii tagfida badnayd ee aan habeenkii seexan waayey baad ii sheegaysa ee sidaan u fadhiyey waagu ii baryey aniga iyo kornayl snm ta ahaa aun
Masha allaha ishqiyaazak cod kaaga halaasigaa allaha ku barakeeyo
Sagal is so beautiful and her voice tells it all. Good on you Dalsan for sponsoring this song.
fanku waa farxad iyo madadaalo, eesh calaa fanaanad qurux cod iyo style intaba isla heshay...waan hubaa inay noqonayso sagal fanaanad aad loo jecel yahay oo heeso badan oo xikmad iyo murtiba leh ay inoo qaadi doonto...i am your number one support sister.
masha allha habo saywalhi san waxa qaadayso guulayso habo❤
Walee wey itabatey Inantu maansha Allah meesheedii bad dhigtey
waaw masha allah sagal qurux cood macan allah ku siyaay hambalyo walalo
Mansha Allah hore u soco habaraye❤❤❤❤❤
Xaqiiq yartani wey keentay heestii xarshin ee sahra axmed jaamac alle haw naxariistee.
Mashallah du har finaste Röst abayo keep going ❤❤❤
Mansh Allah❤❤❤ hano hore u socp❤❤❤
Mandy’s allah. Habo quruxabadan abdisamed🎉🎉
Masha allaha sagal
Mansh allah habo❤❤❤❤
Walee waa hees cod waa kan hore usoco huuno
Cajiib heeskano waxad arkaysaa waa dhexe kulmisatay luuqdi sahra axmed jamac cuudkii ustaad busi jiibtii xabeebta lahayd ee feysal cumar mushteeg oo waliba dheertahay sacabkisi gaarka ahaa allah haw wada naxaristo
Sagal haldha🌹🌹👏👍👍👍
Waa Fanaanad Cod macaan
Aad iyo aad
Wowwwww
Ybel btaemi xbuk dmxi aleki ❤❤
waaw, alleylehe sifiican bay u gudatay sagal haldhaa heestan,, cuudka macalin nuuradiin lama ilaawi karo waa mid maanka la ciyaaraya,
Mansha Allah Hooyo sidaa u haye Afkaaga iyo dhaqankaaga kaasi Ayaa laguhodamaa❤❤🌹🌹🔥🔥
Eryada baashe waraabe cade xasuustii sahra ahmed jamac sagal aad ayay ugu heestay thnks Sagal haldhaa
Reer xarshin baa heestan dhagsan kar ❤❤❤
Yaah yaah yaa Astaan
Sowtul malaa Ika . Keep going dear 💗
Sagal salma waaye macanto manshallah waad kabaqasatay
Masha allah habo lah kuxafido ❤❤❤❤
Yaaa salaaam yaa salaaam❤🎉
❤❤❤mansh allah haldhaa
Waxba lagama qaban karo sagal haldhaa ❤❤❤❤
Mansha Alllah hambalyo
Mansh allah ❤❤❤
Haldhaa waxay noqotay tii ugu mudnayd intii hees la qaadayey
Sagal haldhaa ❤❤❤❤100%
Shabcaan isko 100%
Nuradiin 100%
Bushaar 100%
Astaan hoyga fanka somaliyeed ❤❤❤❤
Sagal inta hees ay qaday oo dhaan hees ey midhaheda khaladay qaaci shoow, ma jirto sidaas baa loo mujiya waxaad qadeyso Sagal oo kale ama waa leyska dhuunta ❤ Well done 👏 ✔ I allready tick you 👏
Sidaas oo ay tahay Sahal iyadoo ilmo ayaa sweden la
Keenay familykeeda iyadoo Yar baan garanayaa
Haldhaa horay usco abti
Hees macaan, cod macaan, heestan waxaa midhaheeda alifay AHN abwaan BAASHE IBRAHIM WARAABA-CADDE.
Mansha Allah quruxabadan abdisamed❤❤❤❤❤❤
Hayaaay QAACI SHOW WAY SHIDAY FANAANADAN WAA THE BEST. MIDHAHA SIDAY U SAXDAY MAABSHA ALLAH.❤️❤️❤️
Huunaday haldha waxay nabaday waxay nabar taa ka weyn ❤
Jacayl labo maaha waa Kan Sagal iyo aniga Sagal waan kuhowl galinayaa 1000 halaad iyo ictiraafkiyo wada socda ama Somali wayn ay hargaisa magaalo madax utahay 500 oo adiga ah iyo 500 aan anigu raacdo kasoo dhamee warmiyaan wadaynaa kujar hadalka
❤❤❤❤ MAANSHAALLAH ❤❤❤❤❤keep going ❤❤❤❤❤❤
masha alaah bieurifull voice sagal haldha 🎉 keep going sis
❤❤❤❤mansha allah abti codaka allah hakuu barakeeyo guud vios❤❤❤❤
Erayada qaar bay ii saxday. ❤
maha,allah . good voice keepgoing.
Masha allh habo❤❤❤❤❤
Mansha allah så vacker❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 hooyo halakaa ka sii wada
Axsan caleeg Old is gold memories
Mansha Allah quruxabada alow codakakuubarakeeye❤❤❤
Mansha Allah habaryer ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉
Quruxdii oo qof ah ❤❤❤
ما شاءالله استمري حبيبتي انتي الاجمل والاحسن❤️❤️❤️❤️❤️
حلو جدا
Quba wixii hore ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤ m.a sagal haldha heesaha ay qaado way keentay
Cod bey ledahay sagal haldha❤❤❤
Mashallah beautiful song bay dooratay inantu Woow ❤👏
Ilove reer waqooyi people ❤️
❤❤❤mansha Allah så mycket fin❤❤❤
Yaasalam Abayo hore u soco ❤❤❤
Nice ❤❤❤❤ sagal haldha keep gooing
Sagal haldha aad baan uwataa inantaa waa cajiib guleyso huuno ❤
Keep up the good work. You are such wonderfull girl with dignity and stunding culture. Can*t Wait to hear More from you.💗💗💗💗
بهت خوب
My dear sister you you so much❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ best for 2024❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤ mansh Alla habo qurxa hore u soco❤❤❤❤
Ina abdi samed axyaa cod wllo codka rabi haku daayo ❤
Ama sidaa u heesa ama nagafadhiista
WOOW AYAAN HALDHAA WAAN KAA HELAA HEESAHAAGAA SOO BADANI INAABTI 👑💋👋🐎🦁🇲🇵💯 FROM SSC KHAATUMO STAT 🦁
SSB singer😂
Hdii aad ciyaaL xarshin tahy like ii saar
adeer ma meeshii tagfida badnayd ee aan habeenkii seexan waayey baad ii sheegaysa ee sidaan u fadhiyey waagu ii baryey aniga iyo kornayl snm ta ahaa aun
Heestan in LA caboonaysii waan rabay
wow all the best fantastic ❤ ❤ ❤
Sagal is so beautiful ❤❤❤❤❤
An other level
Woooow
Felicitation belle voix ma belle bon continuation❤❤❤
Xarshin maladaydii
Amazing voice mashallah ❤ the guitarist abtiyo mashallah ❤️ amazing
Waaah ❤❤❤
ماشاءالله صوتك يجنن ❤❤❤
Axyaa hees 🔥
Tsbuk demtsy alkiy ❤🎉 i like u
SAGAL HALDHAA QUEEN 👸🏽 GABAR DHALAD XAWAADLE MAXAMED FROM SWEDEN 🇸🇴🇸🇪 💯🌟🌟🌟👸🏽👸🏽👸🏽🤩🤩🤩🥳🥳🥳🥰🥰🥰😇😇😇😍😍🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️
Goormay baratay lahjadii reer Tolkay Somaliland.....mise Iidoor by xallaalaystay...kkk
Pure love 💕
Only old 🎵 🎶 🎵 song pls
كتييير حلو ❤❤❤😊
Koji glas, koja ljepotica ❤
Great Song by a gorgeous young lady
❤❤❤❤ماشالله خیلی قشنگی
Du är så vakere
❤❤❤❤❤❤ Amazing
عندليبة القرن الإفريقي ✨✨✨
What a super song
Mansh Allah so beautiful voice ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹
🎉❤❤❤❤
Normal laxan
❤️❤️❤️
Quelle belle musique ❤️❤️❤️❤️
C’est une chanson des années 80
Masha Allah what stunning voice ❤️❤️❤️❤️
Nice one voice mansha allah
She's so cute 🥺😢❤❤❤